Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay Shan Wasiir oo cusub (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay shan wasiir cusub oo kamid noqonaya golaha wasiirada maamulkiisa. Wasiiradan cusub uu magacaabay Madaxweyne Laftagareen ayaa lagu bedelay wasiiro horey uga tirsanaa maamulka balse kamid noqday xildhibaanada labada aqal ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Laftagareen wasiirada … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo magacaabay Shan Wasiir oo cusub (Akhriso Magacyada)